Madaxweyne Deni: “Haween Bastoolado dad ku handadaya ayaa lagu arkay Boosaaso”

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay inay jiraan dumar badan oo ka tirsan kooxaha loogu yeero argagixisada. Madaxweyne Deni ayaa hadalkan ka sheegay munaasabada xuska maalinta haweenka dunida ee 8-da Maarso, isagoo intaas ku daray in mudooyinkii ugu dambeeyay magaalada Boosaaso lagu arkay dumar hubeysan oo ku jira kooxahan kuwaasoo hanjabaad u jeedinaya bulshada … Continue reading Madaxweyne Deni: “Haween Bastoolado dad ku handadaya ayaa lagu arkay Boosaaso”